Madaxweyne Muusi Biixi oo shardi adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Federaalka Soomaalia, xili beesha caalamka wado dadaalo lagu soo celinayo wadahadalkii labada dhinac u dhaxeeyay. Muuse Biixi ayaa meesha ka saaray in mar kale wadahadal la furaan dowlada Soomaaliya, waxa uuna si adag u sheegay in maamulkiisu uusan wada … Continue reading Madaxweyne Muusi Biixi oo shardi adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Soomaaliya